Waxaa jira dhowr sababood oo kala duwan oo laga yaabo inaad u rabto inaad isticmaasho app la qaadi karo, kaas oo ah software ku shaqeeya kombuyuutarka iyada oo aan lagu shubin kobbuyuutarka. marka hore inta badan hadii aad adeegsato computerkaag…
Ma jiraan fariimo aanad ubaahnayn in laguu soo diro sida kuwa xayaysiimo ama kuwo spam ah sida kuwo qof kuuso diro, Maanta waxa aan articlekan kaga bogan doona qaabka laysaga joojiyo in fariimahas laguuso diro ama laysaga joojiyo. Sido kale waxa…
android waa systemka loogu adeegsiga badan yahay aduunka, maadama uu yahay systemka ay ku shaqeeyan 75% teleefonada lagu adeegsado aduunku waqtiga aan articlekan qoraayo. mid kamida sababaha ka dambeeya android guushiisa waa inuu yahay system bi…
Asc dhaaman asxabta ku xidhan somalitech maqalkeenan waxa aynu kaga hadli doona tariikhda shirkada ADOBE ama (SHORT HISTORY OF ADOBE ICO) Adobe Inc, oo hore loogu yiqiinay Adobe System Incorporated, waa shirkad ku caan ah soo sarista sofwarada loo…