Showing posts from October, 2022

How To Carry Your Most Important Software In Your Pocket

Waxaa jira dhowr sababood oo kala duwan oo laga yaabo inaad u rabto inaad isticmaasho app la qaadi karo, kaas oo ah software ku shaqeeya kombuyuutarka iyada oo aan lagu shubin kobbuyuutarka. marka hore inta badan hadii aad adeegsato computerkaag…

HOW TO GATHER INSTAGRAM ACCOUNT INFORMATION USING TERMUX

Asc, saxibayaal. Instagram waa mid kamida social mediaha loogu adeegsiga badan yahay aduunka waqtigan aan hada joogno. Mararka qaar waxa aad samaysa inaad eegto macluumad akoon instagram ah oo qof leeyahay sida dadka ku xidhan followers iyo fol…

HOW TO ROOT YOUR ANDROID DEVICE. USING AN APPLITION

root micnihiisu waa maamule. sida caadiga telefoonada aynu adeegsano waxa aynu ka nahay adeegsade, ma nihin qofka maamula qaabka telefoonku udhaqmaayo. rootingkuna waa qaabka aad unoqonayso qofka maamula telefoonka ama adminka telefoonka. hadaba…

How To Block Spam Messages Or Some One’s Messages SMS

Ma jiraan fariimo aanad ubaahnayn in laguu soo diro sida kuwa xayaysiimo ama kuwo spam ah sida kuwo qof kuuso diro, Maanta waxa aan articlekan kaga bogan doona qaabka laysaga joojiyo in fariimahas laguuso diro ama laysaga joojiyo. Sido kale waxa…

6 BEST TIME TABLE APPS OF SMARTPHONES

Hadii aad ubaahan tahay inad waqtigaaga qorshe usamaysid si aad hawlahaga qaab qorshaysan uraacdid applicationadan waqti qorshaynta ah ee telefoonadu waxa ay kuu noqon karaan muhiim. Waxa aad ku qoran kartaa hawl maalmedkaga ama hawl maalmedya…

What Is an XAPK File and How Do You Install on Android?

android waa systemka loogu adeegsiga badan yahay aduunka, maadama uu yahay systemka ay ku shaqeeyan 75% teleefonada lagu adeegsado aduunku waqtiga aan articlekan qoraayo. mid kamida sababaha ka dambeeya android guushiisa waa inuu yahay system bi…

Google multisearch tool: Now search with photos and text togather

Google hada waxa uu soo kordhiyay qaab cusub oo aad qoraal iyo sawir(google multisearch) wada socda aad wax ugaga raadin karto internetka si wixi aad raadinaysay waxa ugu haboon aad uhesho. Haday waxa ay ku sugan tahay farsamadani wakhtigii tij…

Short History Of Adobe ico

Asc dhaaman asxabta ku xidhan somalitech maqalkeenan waxa aynu kaga hadli doona tariikhda shirkada ADOBE ama (SHORT HISTORY OF ADOBE ICO) Adobe Inc, oo hore loogu yiqiinay Adobe System Incorporated, waa shirkad ku caan ah soo sarista sofwarada loo…

That is All